žKUSOO DHAWAADA BARNAAMIJKAAN KU SAABSAN ARDAYDA DUGSIGA DHABAD EE IQRA kuwaas oo aad wa jiyadooda ka dheehnayso inay aad u jeclaan lahaayeen inay iyaga iyo walaalahooda kale ee aan wali heli fursad ay wax ku bartaan loo sameeyo gurmad ka balaaran kan ay haatan u sameeyeen qaar kamida dhalin yarada is xil qaamay ee qurba joogta deegaanka waxayna masawiradaan yihiin fariin ku socota qof kasta oo damiir leh kana naxay da yarta dhiban ee deegaankii ku sugan